Cali Guudlaawe iyo Axmed Faal oo Nabadoon caan ah ku xirtay Magaalada Jowhar

Nabadoon Xuseen Daamey oo ka tirsan Waxgaradka gobolka Sh/dhexe ayaa habeenkii 6aad ku jira xabsi ku yaala Magaalada Jowhar Waxgarad ka soo jeeda beesha uu ka soo jeedo Nabadoonka ayaa sheegay in Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Guddoomiye Axmed Faal uu u xiran yahay nabadoonka sababo la xiriira lacago laga ururiyey goob isbaaro ah oo wiilkiisa … Continue reading Cali Guudlaawe iyo Axmed Faal oo Nabadoon caan ah ku xirtay Magaalada Jowhar